xoodso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-saday, -satay)1. (f.g) Nafley salaaxasho. 2. (f.mg) Nafley salaax u bogid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoodso ↴
xoodsasho [m.f.dh]
eeg xoodso. ld xoodsad, xoodsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg