Xoog-xuddun-ka-jeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag ..., m.l)(fiis.) Xoog xuddun ka-jeed. Xoog xuddumeed raadkiisa ladareemo marka baabuur aad saaran tahay uu jiiro galo. Waxa aad dareentaa in uu xoog ku jiidaya lidka jihada jiirada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoog-xuddun-ka-jeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg