xoogso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax tacbasho; shaqaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoogso ↴
xoogsasho [m.f.dh]
eeg xoogso. ld xoogsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg