xoolayso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)1. (f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid. 2. (f.mg) Xoolo yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoolayso ↴
xoolaysasho [m.f.dh]
eeg xoolayso. ld xoolaysad, xoolaysi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg