Site icon Qaamuus

ereyga

Xoor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)

1. Bahal dabacaddaha la bah ah; wuxuu leeyahay dhogor adag oo duf ah oo bey ah; aad wuxuu u laayaa halaqa, jiirka, kd., fudaydna looma dili karo. 2. ld xoor 2 (2).

Xoor

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xumbo cad oo caanaha la lisay yeeshaan. 2. ld xoor 1 (2). Magac xiddi-good.

Xoor

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Wax tuurid. 2. Wax dhumin.
Galaalxoor*

Fooro qof saarnayd oo uu iska tiro. Dambas ama nuurad qof cayaar laga badiyey la mariyey oo uu iska tiro.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoor

daadxoor | ibdar | wadaamaxoor | wadaamaxooro | xaliiban | bah | baho | bur | dabacadde | dibadyaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version