Xoorsato
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xoolo dhaqato hadba meel daaq cusub u doonata oo aan negaanaynin in badan; cosobsato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoorsato ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg