Site icon Qaamuus

ereyga

Xoox

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caanaha u horreeya oo laga liso ama laga nuugo candho irmaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoox

birilaxooxeed | birlaxooxeed | laxoox | xooxi | xooxin | xooxsad | xooxsasho | xooxso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version