Xoqo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)Meel jirka nafleyda ka mid ah oo cuncunaysa ciddi ama wax kale xoog ugu duugasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoqo ↴
jaawi | cuncun | cuncun | cusballab | kabriid | qumbahoole | shalfo | xanaf | xoqasho | xoqato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg