Site icon Qaamuus

ereyga

Xorshosh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qori ama wax kale oo korka sare ka fayow, gudahase ka mootan oo bolol ka ah, oo kolkii la taabto burburaya, tilmaan-tood. ld xorshosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xorshosh

bolol | bolol |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version