Site icon Qaamuus

ereyga

Xoryeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Nin addoon ahaa oo la xoreeyey.

Xoryeel

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Haweeney addoon ahayd oo la xoreeyey.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoryeel

nin la xoreeye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version