Site icon Qaamuus

ereyga

Xubin dhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bno ..., m.l)

(daaw.) Xubin ama sooh oo hoos uga dhaqaaqa meeshiisii caadiga ahayd, badanaa waxa keena sooha taageera oo dabca. Rimmaydhac iyo siil-dhac waxa keena, inta badan, jiidid iyo jeexmid ku dhaca sooha taageerada xilliga dhalmada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xubin dhac


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version