Site icon Qaamuus

ereyga

Xubnee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

1. Wax xubno u yeelid. 2. Wax xubno u qaybin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xubnee

lafdhabar | xubnayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version