Xukun-la'aan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (siyaa.) Dawlad la'aan. 2. (siyaa.) Dhaqdhaqaaq siyaaso-bulshadeed oo aaminsan in qaranku uu ku dhisnaado xuriyadda iyo madaxbannanidda qofka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xukun-la'aan ↴
xukun-la'aan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg