Xulato
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Laba qof, laba dawladood, laba cidood ama ka badan oo gacan saar yeesha ama isbahaysi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xulato ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg