Site icon Qaamuus

ereyga

Xuli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax fiicnaan ay leeyihiin ku soocasho. 2. Wax, wax ka baarasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuli

dhex-xulid | door | duurxulid | naqee | racayn | xul | xulid | xulin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version