Site icon Qaamuus

ereyga

Xulow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Biyo gala cagaha marka kabo la'aan lagu socdo kulayl.

Xulow

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oway, -owday)

Kulayl lagu socdo kabo la'aan awgeed cago biyo gelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xulow

xuloobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version