Site icon Qaamuus

ereyga

xuluul
(m.dh)

1. Cawska jiilaalkii xoolaha dhirta hoosteeda looga guro. 2. ld huluul, xaluul. (-llo, m.l./dh) Xuluulasho; dhexgal; huluu-lad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuluul

xaluul [m.dh]
ld xuluul.

xaluulad [m.l]
ld xuluulasho.

xaluulasho [m.dh]
ld xuluulasho.

huluul [m.dh]
ld xuluul.

huluulad [m.l]
ld xuluulasho.

huluulasho [m.dh]
ld xuluulasho.

xuluulad [m.l]
ld xuluulasho.

xuluulasho [m.f.dh]
eeg xuluulo. ld huluulad, huluulasho, xaluulad, xaluulasho, xuluul.

xuluuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax xuluul gelin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version