Site icon Qaamuus

ereyga

Xumaan

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg xun. ld xumaansho, xumi.

Xumaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax wax dhima ama waxyeello leh ama la qoonsado. 2. wax xun ahaansho ama noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xumaan

aabyoo | qaabdarro | eedqaad | ibliis | jaaso | qaabxumaan | qaabxumaansho | raalliggelin | uursami | uurxaaran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version