Xummad-hurdo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo uu keeno “arbo fiirus” waxa laga helaa Afrikada kulul iyo gobollada waqooyi ee koonfur Ameerika, waxa gudbiya kaneeco khaas ahaan “aedes Aegypti”, fiirusku wuxu baabi'iya soohyada beerka iyo kelyaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xummad-hurdo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg