Xundhur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Xuddun.
Xundhur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Cudur la is qaadsiiyo oo ku dhaca xiidmaha shuban dhiig iyo axal la socdaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xundhur ↴
dawaxaar | entameeba | xundhur-ameebeed | xundhur-bakteeriyeed | xundhuro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg