Site icon Qaamuus

ereyga

Xundhur-ameebeed

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Jirro xiidmeed oo uu keeno noole borotosoo ah (entamoeba istolytica), kaasoo keena in uu xiidmaha dalooliyo ama absees ku sameeya: beerka, sambabada iyo maskaxda; waxaana laga qaadaa cunnada iyo biyaha aan nadiifka ahayn oo ay gaadhey saxaro qof cudurkaas qaba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xundhur-ameebeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version