Site icon Qaamuus

ereyga

Xunguruf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Bahal ka mid ah bahalaha sheekooyinka lagu tebiyo hase yeeshee ayan cidi weli arag oo leh ciddiyo dhaadheer oo ay wejiga kaga xagato dadka. 2. Dafo. 3. Cadaa-wadnimo yar oo dad ka dhexeysa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xunguruf


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version