xurub
(m.l)ld xurbin¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xurub ↴
xurbin [m.l] (-nno, m.dh)
1. Ul dheer oo afka ganto ku leh oo caanaha iwm lagu walaaqo. 2. Ul gaaban oo af buuran leh oo soorta la karinayo lagu walaaqo. ld xurbiye, xurbo, xurub.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg