Xus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Allabari cid dhimatay loo sameeyo. 2. Damaashaad loo sameeyo dhacdo taariikh leh.
Xus
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. Wax soo hadal qaadid. 2. Cid dhimatay Allabari u samayn. 3. Dhacdo tariikh leh xaflad u samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xus ↴
laabla' | maamuus | maamuusjab | naayaa | raad | taallaxusuuseed | taallo | waagii dhuxusha | xaflad | abbaay abbaay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg