Xusullayso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Xusul mudasho. 2. Dhudhun wax ku cabbirasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xusullayso ↴
xusullaysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg