Site icon Qaamuus

ereyga

Xutubi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax qadarin. 2. Wax fiiro gaar ah siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xutubi

xutubin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version