Xuub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)1. Lakab ama baal khafiif ah, oo jilicsan, oo xubnaha nafleyda meelo ka mid ah ku rogan, ku dahaaran. 2. Baal jaadkaas ah, oo dhirta iniinaheeda ama meeleheed kale ku rogan.
Xuub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)(c.nafl.) Nudo kiish oo kale ah kuwaas oo daboola isku xidha ama ku dhereran unugyada bayoolojiyeed iyo organ yarayaashooda, organnadooda iyo dhismayaashooda kale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuub ↴
saabcaaree | saabcaaro | baabillooma | daaf | ibitiiliyam | xaako | xab | xab | xabeed | afkuxuuble |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg