Site icon Qaamuus

ereyga

Xuub-ileed-holac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab .... ..., m.l)

(daaw.) Halaamacoodka xuubka daboola wilka isha. Astaamaha: xanuun badan, isha oo ilmeysa iyo aragga oo xumaada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuub-ileed-holac


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version