Xuub-muruqeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab ..., m.dh)(c.nafl.) Sooh xiriireed daboola xubnaha jilicsan ee jirka wuxuuna leeyahay qayb sare, maqaarka hoostiisa, iyo qayb hoose oo ku duuban xirmooyinka muruqyada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuub-muruqeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg