xuub-wadneed
(m.l) (-dyo, m.dh)(c.nafl.) Dhinaca lafdhabarleyda, xuub qoyan oo sameeya gidaarka moqorka kalka wadnaha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuub-wadneed ↴
holac-xuub-wadneed [m.l] (-cyo .., m.dh)
(daaw.) Halaamacood muddo gaaban ama muddo dheer ee xuubka wadnaha (pericardium) ku daboolan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg