Xuub-xabeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(baay.) Lakab nudo ah oo ka kooban ibitiiliyam ay tiiriyaan nudo isku-xidhayaal. Ibtiiliyamka dhexdiisa waxa laga heelaa unugyo goblet oo gaar ah, kaas oo guudka kaga dhiijiya xab, ibitiiliyamkuna badanaa waxaa uu leeyahay gan. Xuub xabeebku wuxuu ku dhereere-ranyahay moqorrada jidhka ee xidhiidhka la leh dibadda sida mariinka cuntada iyo ma-riinka hawada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuub-xabeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg