Site icon Qaamuus

ereyga

Xuubdillaac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab ..., m.l, eerniya)

(daaw.) Xubin jirka ka mid ah haddii ay ka baxdo meeshii ay caadi ahaan ku taalley.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuubdillaac

xuubdillaacsad | xuubdillaacsasho | xuubdillaacsi | xuubdillaacso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version