Site icon Qaamuus

ereyga

Xuubka timbaanik

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-kyo, m.dh)

(c.nafl.) Xuubka kala sooca qaybta kore iyo qaybta dhexe ee dhegta. Wuxuu sameeyaa dhaq-dhaqaaq uu ugu jawaabayo hirarka codka, isaga oo u gudbinaya barta maqalka, siina marinaya laf dhexe-dhegoodka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuubka timbaanik


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version