Site icon Qaamuus

ereyga

Xuubsiibo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

Xuubka ama haragga duugooba ka bixid, ka siibasho (halaqu sanadiiba dhawr jeer buu xuub-siibtaa).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuubsiibo

xuubdhacso | xuubsiibasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version