Xuudhee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-dheeyay, -dheysay)1. Socod aayar ah oo aan meel la tageyn socosho. 2. Isku x.: laba nafley isku dirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuudhee ↴
xuudhayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg