Site icon Qaamuus

ereyga

Xuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.l)

1. Inan da'yar. 2. X. ah: yar, aan weyneyn.

Xuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Gabar yar oo aan fil weyneyn. 2. Shimbir luqun dheer.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuur

buxuur | coofley | daaxuur | haftoo | suxuur | suxuurad | suxuurasho | suxuuri | suxuurin | suxuuro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version