yaboohso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Qof cayr ah cid baryid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaboohso ↴
yaboohsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaboohso. ld yabooh-sad, yaboohsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg