Site icon Qaamuus

ereyga

Yaraan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys.

Yaraan

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg yar³. ld yaraansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaraan

gaabis | maangaabi | tabaryaraan | tabaryaraansho | yaraansho | aragtiinka asaasiga ah ee aljebra | badhax | ciriiri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version