Yaree
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)1. Qof fal samayntiisa dhimid. 2. Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaree ↴
caad | laancaddaad | qaalmooti | yarayn | yaraysii | yaryaree | biyo-fududayn | caanoqaadad | cashi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg