Yaryaree
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaryaree ↴
yaryarayn | cuud | kidif |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg