Yawyab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Baryo foolxun oo qof baryayo laga aamusi waayo oo faraqa lagu dhego. 2. Buuq carruur.
Yawyab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Ku y.: si aad ah cid wax uga baryid. 2. Ku y.: nafley buuq samayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yawyab ↴
yawyabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg