Site icon Qaamuus

ereyga

Yaxyax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xishood; sheex; xil ka bax. 2. ld yaxyaxid.

Yaxyax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Qof ceeb weyn dareemid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaxyax

yaxyaxi | yaxyaxid | yaxyaxin | qosolgariir | qosolgariir | wejiggabax | xilyaxyax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version