Yeeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)Turub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), yeeke.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeg ↴
yake | yeeg-bibanji | yeeg-bibiish | yeeg-bicaddaan | yeeg-bidooh | yeeg-bijoohaar | yeeg-bisaliim | yeeg-bishiish | yeegtiis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg