Site icon Qaamuus

ereyga

Yeeg-bisaliim

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. ld saliim-biyeeg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeg-bisaliim

saliim-biyeeg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version