Yeeri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qalab muusiko ka dhawaajin. 2. U y.: cid wax ay qorto u akhri-yid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeri ↴
aadaan | xaadiri | wac | yeerid | yeerin | yeeris | yeeris | ci | dayaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg