Site icon Qaamuus

ereyga

Yoobsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Dad ama xoolo meel tuuran ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yoobsan

yoobsanaan | yoobsanaansho | aguug | jalabbute |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version