Site icon Qaamuus

ereyga

Yoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan¹, yulul.

Yoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yoon

ebyoon | ebyoon | ebyoonaan | ebyoonaansho | kaalsiyam | yoomid | yoonge | yulqan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version