Site icon Qaamuus

ereyga

Yurasil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)

(baay.) Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan waxyabaha ay ka koobanyihiin beysaska nukliyootaydhada iyo asiidh bu'eedda RNA. Waxa laga soo dhiraandhirriyaa bayramadiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yurasil


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version