Site icon Qaamuus

ereyga

Yuub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo.

Yuub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Wax soo tagid. 2. Wax istaajin. ld yuuc².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yuub

yuuban | yuubid | yuubnaan | yuubnaansho | yuuc | yuucan | yuucid | yuucnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version