Site icon Qaamuus

ereyga

Yuurur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid.

Yuurur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yuurur

yoxoob | yuururid | goocaac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version